Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland Oo Qandala Ka Xoreeyey Daacish. Kadib 35 maalmood oo Dacish haysatey degmada Qandala waxaa maanta gacanta kudhigay ciidanka dowladda Puntland iyadoona lasoo celiyey isgaarsiintii degmada. Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka caalamiga ah ee dawladda Puntland Shire Xaaji …

19th October 2024  admin  

Gaas oo ka maqan shirkii looga hadlayey Kuraastii la dhacay ee Sool iyo Sanaag Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa  goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda maamul goboleedyada, Wakiilada Beesha …

19th October 2024  admin  

Ganacsatada reer Buraan  ee magaalada Boosaaso ayaa deeq  gaarsiiyay degaanada abaaruhu ka jiraan ee  hoos taga   degmada Buraan …

19th October 2024  admin  

Barakacayasha gobolada waqooyi ee Muqdisho ku sugan ,  ayaa  Xildhibaankoodii ugu horeeyey maanta  doortay https://youtu.be/hx6-uERv3dE…