Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Camey oo Muqdisho kula kulmay hogaanka  AMISOM Saraakisha ugu sareysa ciidanka AMISOM ayaa kulan degdeg ah la qaatay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey, waxayna ugu hambalyeeyeen guushii ciidamada Puntland ka gaareen dagaalkii lagu  xoreeyay degmada qandala …

18th October 2024  admin  

Warmurtiyeedkii madasha  Irirsamaale ee magaalada Muqdisho. Madashan Jubbland kama soo qayb gelin. Warmurtiyeedkan waxa si cad loogu sheegay in gobolada Sool iyo sanaag ay  ka tirsan yihiin Somaliland …

18th October 2024  admin  

  War deg deg ah Kuraastii Aqalka sare ee Sool iyo Sanaag oo SNM doonaysay inay qaataan iyaga oo garab ka helaya USC, ayaa go’aan daciif ah laga soo saaray hadda Madaxdii maanta isugu tagtay magaalada Muqdisho,  oo ay ka …

18th October 2024  admin  

Reer Burco oo Banaadir doorasho ku qabsanaya iyo reer Banaaderigii Banaadir u dhashay oo inta Jowhar la geeyey la doonayo in xildhibaankooda la bililiqaysto. …