Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Hogaanka Dhulbahante ee joogay Nov,1920 iyo  hogaanka Dhulbahante ee jooga  Nov, 2016 aad ayeey u kala fog yihiin Qoraalka hoose  ee ku qoran  afka Ingiriiska,   waa in yar oo aan ka soo qaadanay qoraal laga qporay maalintii Daraawiishtii Soomaaliyeed  ee …

18th October 2024  admin  

Dhalaanka Damuljadiid , HAG IYo Farmaajo oo wada socda Suufiga Siyaasadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho,  ayaa Barakacayaashii uu Muqdisho  kula kulmay   u  sheegay inuu u tartamayo Madaxweynaha Soomaaliya. Laakiinse xaqiiqda  jirtaa sidaa wa ku …

18th October 2024  admin  

Beelaha Warsangeli yaa xaq u leh inay helaan   Xildhibaanka aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya Xildhibaanka aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya ee beesha Warsangeli waa in uu noqdaa 1- Beelihii Warsangeli, oo  aan horay  Xildhibaanada ugu lahayn  …

18th October 2024  admin  

Kuraastii Aqalka sare ee Sool iyo Sanaag waxay u badan tahay in la laalayo Madaxda Soomaaliyeed ee madasha qaranka ayaa ku heshiiyey dhowr arimood. Halka uu weli muran ka taagan yahay kuraastii Xildhibanada Aqalka sare ee ka imanayey  gobolada Sool …