Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

  Puntland lix xildhibaan ayaa dib loo soo  doortay, shan ka mid ah waa Warsangeli. Arintan ayaa kuu cadaynaysa in Maakhir Demoqraadiyad iyo wada tashi ka jirin , dalkuna gacanta ugu jiro Kaligii taliye aan isbedel doonayn sawirka kore wuxuu  …

18th October 2024  admin  

HANOOLAATO: Taliska Police-ka ma siyaasiyiin baa? …

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho Casho sharaf ugu Sameeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Puntland U Metelaya Baarlamaanka  Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa caawa 22 December …

18th October 2024  admin  

Culimadda Soomaaliyeed goormay ka hadlayaan Madaxda dhaqan xumada Caruurta Soomaaliyeed baraysa, Halka ay maanta canbaaraynayaan gabdho kubbad ku  ciyaaraya Garowe . Ninka sheegta taliyaha ciidanka  booliiska Soomaaliyeed  Xaamud, waaa aabaha dhaqan xumada, waana ninkii boorsada u qaadi jiray Shariif sakiin …