Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Xaaladda muhaajiriin Soomaali ku jirto oo laga soo tarxiilay Maraykanka, kuna go’doonsan dal ku yaalla bartamaha Ameerika Waxaa ay ahayd muddo bil ka badan tan iyo intii tobanaan soo galooti isugu jira Aasiyaan iyo Afrikaan ah lagu xiray Hotel lagu …

13th May 2025 admin
Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in la arkay Bisha Shawaal Berri oo Axad ahna ay tahay rmaalinta koowaad ee Ciidda. …

13th May 2025 admin
Maxay ka wada hadleen madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga millatariga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab, ka dib kulan ay ku …

13th May 2025 admin
Madaxweyne ku xigeenka Koonfurta Sudan oo xabsiga la dhigay iyo xaalka ka sii daraya Xariga madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Koonfurta Suudaan Riek Machar ayaa si hufan u burburay heshiiskii nabadda ee 2018-kii ee lagu soo afjaray dagaalladii sokeeye ee …