Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Boqolaal caruur ah ayuu ku dagaal geliyey oo u dhintay in Dekedda Muqdisho Dad kale laga masruufo . Maantana Gudoomiyaha Odayaasha Beelaha Hawiye Axmed Diiriye markii isaga iyo Odayaasha beelaha Hawiye la kulmeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo, wuxuu ka …

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la kulmay maamulka iyo waxgaradka degmadaas. https://youtu.be/4ILwFMv2cHk …

13th May 2025 admin
Itoobiyeey Fursado ayaa idin hor yaacaya ee ka faaiidaysta . Isaaq oo aad hubaysaan dantiina ayaa ku jirta. Ninkan Kililka jooga iyo ninka Soomaaliyawaa waa wada Daarood. Haddi maanta aad Isaaq hubayn waydaan, waa ka shalayn doontaa waxaana idin ku …

13th May 2025 admin
kuLan Looga hadlay Qorshaha Qaranka iyo Wasiirka Qorshaynta Jamaal maxamed oo ka hadlay Arimo muhiim ah soo bandhigay …