26th July 2024  admin  Category :

Boqolaal caruur ah ayuu ku dagaal geliyey  oo u dhintay in    Dekedda Muqdisho Dad kale laga masruufo .  Maantana Gudoomiyaha Odayaasha Beelaha Hawiye  Axmed Diiriye markii isaga iyo Odayaasha beelaha Hawiye la kulmeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo, wuxuu ka codsaday in wiilkiisa la geeyo Dekedda ama Garoonka Diyaaradaha

Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Maareeye kuxigeenka koowaad ee Dekeda Muqdisho.

Image result for axmed diiriye

Warar la helayo Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegaya in Maxamed Axmed Diiriye loo magacaabay xilka Maareeye kuxigeenka Dekeda Muqdisho.

Wiilkan  uu dhalay Gudoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye  Axmed Diiriye ayaa lagu bedelay wiil uu dhalay Xildhibaan Cagaweyne oo xilka Maareeye kuxigeenka loo magacaabay xilligii Ololaha doorashada socday.

Dekeda Muqdisho ayaa bil ka hor waxaa loo magacaabay Maareeye cusub oo lagu magacaabo Axmed Washington, waxaana lagu bedelay Maareeyihii hore C/llaahi Cali Nuur oo muddo afar sano xilka hayay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*