Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Cudurka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay magaalada dhahar. Seddex carruur oo wallaalo ah ayaa u geeriyooday cudurka, meesha dad kale oo badanna uu saameeyey xanuunkaas. Isbitaalka dhahar ayaa xaaladaas la taacalaya waqtigan. Isbitaalka ayaa u baahan waqtigan daawooyin ay kulla …

14th May 2025 admin
HAGIYO SAHAL ma ku wada shaqayn doonaan dalka Ingiriiska. Safiirkii ugi horeeya ee Ra/isawasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad , ay isku raaceen uu noqon doono safiirka Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Ingiriiska, …

14th May 2025 admin
Khudbadihii madaxdu ka jeediyeen xafladii soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Gaas ” “Waxaan ku raacsanahay Maryan Mursal oo waxaan lee ahay dhamaanteen waan wada Farmaajeysanahay, waxaan leenahay farmaajo noo wada geeya. https://youtu.be/OOtiHXGUIfU…

14th May 2025 admin
Daawo Gudoomiyaha arimaha bulshada iyo wacyi gelinta maamulka SNM. Daawo Xasan Cawaale oo ku jira jaamacaddii waalida ee ay ka soo qalin jabiteen Faysal cali Waraabe , Cabdi waraabe iyo Dheeg Waraabe …