26th July 2024  admin  Category :

Reer Barigii Boosaaso dhisay weli waa joogaan, waana guulaysan doonaan

Daawo Qaar ka mid ah Bulshada Boosaaso oo nadaafad iskaa wax u qabso ah ka wada magaalada Boosaaso. Halka qaar ka mid ah bulshada Puntland ay ka shaqaynayaan amni xumo iyaga oo u adeegaya shakhsiyaad horay ugu fashilmay siyaasadda oo mar kale doonaya inay dib u soo laabtaan si ay u taajiraan

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, people walking, sky and outdoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*