26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Farawayne,  oo ka hadlay Inqilaabkii dhicsoobey ee maanta Casaamiadda Puntland ee Garowe ay ka sameeyeen kooxda Aaran jaan ee uu hogaamiye Cabdiraxmaan Faroole. Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,  ayaa si ma’suuliyadeed, qaranimo iyo nidaam dawladeed ah uga hadlay arintii ay soo  abaabuleen siyaasiyiintii horay fashilmay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*