Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo weftigiisa oo degmada Bandar-bayla loogu qabtay xalfad Sagootina. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay xalfad lagu sagootinayey isaga iyo weftigiisa oo ku sugnaa mudo laba cisho ah degmada Bandar-bayla ee …

20th September 2024  admin  

24 Musharax ee isu diiwaan geliyey , 17 ka mid ah waa Majeerteen iyo Mudulood. 24 musharax kuma jiro hal Musharax oo ka soo jeeda gobolada waqooyiga Soomaaliya. Sidoo kale siyasiyiinta beesha Abgaal, Wacaysle oo uu ka soo jeedo Xasan …

20th September 2024  admin  

Waxaa inta badan dhulka Soomaalida la saadaalinayaa ineey ka da’i doonaan roobab haddii illaahay uu idmo. Roobabkan ayaa la fillayaa ineey billaaban doonaan uggu horreen maalinta Arbacada bishuna ay tahay Feberaayo kowdeeda, waxeeyna socon doonaan illaa iyo maalinta Axadda. Roobabkan …

20th September 2024  admin  

Dhismaha Jamacada Maakhir ee  Badhan, Puntland oo meel fiican maraya. Xaquuqda sawirada waxa iska leh Cismaan Shireh …