26th July 2024  admin  Category :

Fadi Dayeh Ismail, waa nin Syriyaan ah   wuxuu ka soo cararay Dadqalka Syriya taliya ee Bashar al-Assad , wuxuuna miciin soo biday Somaliya si uu  naftiisan iyo kan Qoyskiisa u badbaadiyo . Markuu dalkiisa joogay wuxuu ahaa Cunto kariye nooca loo yaqaan Pizza. Maqaaxidii   xalay ay soo weerareen dadqalatooyinka Somaliya ee pizza House ayuu shaqo cunto kariye ka helay. Isaga oo shaqaysanaya ayaa habeenkii xalay dhiigmiiratadii Alshabab dileen. Allah ha u naxariisto waa bil Ramadaane.

Mohammed Alhajal, isaguna wuxuu ka soo keeda dalka Syria, wuxuu qaxooti ku soo galay dalka Ingiriiska sanadkii 2014. isaga oo ka soo cararay dadqalka ka taliya dalka Syriya .  Allah ha u naxariistee hadda waxa uu noqday qofkii ugu horeeyey oo magaciisa la sheegay dadkii ku dhintay Daartii dheerayd ee galbeedka London oo dhowaan dabku qabsaday

 

http://www.bbc.com/news/av/uk-40297439/london-fire-victim-s-brother-recounts-final-call

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*