Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th January 2025  admin  

Maleeshiyaadkii Beelaha Hawiye oo ku noqday  Isbaarooyinkii ay Muqdisho hore ugu lahaayeen. Maleeshiyaadkii beelaha Hawiye ee sideedii sano ee  ugu danbaysay loogu yeeri jiray Ciidanka qaranka Soomaaliyeed, ayaa dib ugu laabtay Isbaaro beeleedkii ay horay ugu lahaayeen magaalada Muqdisho, Maleshiyaad …

19th January 2025  admin  

Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Faroole, Maxamed Cabdirisaaq, Cali Xaaji, Siciid cabdulaahi Deni oo ka soo wada jeeda Puntland,  mid kasta oo ka mid ah a wuxuu bixiyey 30 kun oo doolar markii uu  isu diiwaan gelinayey  musharaxa  Madaxweynaha Soomaaliya . Qaarkood …

19th January 2025  admin  

Hoos ka daawo fariinta uu siyaasi Siciid Urcad u diray dawladda cusub …

19th January 2025  admin  

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Shir Jaraaid uu qabtay Arimo Badan kaga hadlay Garaad Saleebaan Garaad maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante ayaa shir jaraaid qabtay,  islamarkaana qodobo laga soo saaray ayaa ka hadlay arimo badan oo …