Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Yaa yiri Adeer labada Sumuni shilling nooga dhig?. Dhowaan waxaanu  qornay maqaal aanU cinwaan uga dhignay “Adeer labada Sumuni hal Shilin noga dhig.  Maqaalkan ayaa waxa akhristay dad badab. Dadkii akhristay waxa ka mid ahaa goob joogayaal maalintaa fadhiyey meeshii …

21st September 2024  admin  

Ma runbaa in xasan Culusoow caawa casumay 190 Xildhibaan? Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa Caawa Hotel Syl ku Qaabilay Xildhibaanada Taageersan. Taageerayaasha Murashax Xassan Sheekh ayaa Tirada Xildhibaanada ku sheegay 190-Mudane, Balse markaa eegtaan Sawiradaan waa arkeysaan Tirada meesha Fadhida ee …

21st September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo weftigiisa oo degmada Bandar-bayla loogu qabtay xalfad Sagootina. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay xalfad lagu sagootinayey isaga iyo weftigiisa oo ku sugnaa mudo laba cisho ah degmada Bandar-bayla ee …

21st September 2024  admin  

24 Musharax ee isu diiwaan geliyey , 17 ka mid ah waa Majeerteen iyo Mudulood. 24 musharax kuma jiro hal Musharax oo ka soo jeeda gobolada waqooyiga Soomaaliya. Sidoo kale siyasiyiinta beesha Abgaal, Wacaysle oo uu ka soo jeedo Xasan …