Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Nabad doonkii ugu caansanaa Qaaradda Waqooyi America  aya  la dili lahaa, Sheekh  Cabdiraxmaan Xaaji oo ah Imaam ka shaqeeya nabadda , ayaa sheegay in Mooryaan is urursatay oo aduunka daafihiisa kala jooga  ay isku dayeen inay dilaan https://youtu.be/INMsCKpIuME    …

15th May 2025  admin  

Daawo Khudbad Qiiro Wadaniyadeed Leh oo Wasiir Ku Xigeen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane.C/salaan Bashiir C/salaan uu ka Jeediyay Xarunta Jaamacadda Bariga Africa halkaasi oo lagu wareejinayay Sadex Milyan Iyo shan boqol oo Kun oo Doolarka Mareykanka ah oo Madaxweynaha …

15th May 2025  admin  

Waraysiga Garaad Cabdullaahi Cali ciid by Faadumo Taxadar Boosaaso RTN TV …

15th May 2025  admin  

faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Horgoogaha Maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kaasi oo ahaa ninka Ugu sareeya Argagixisada ee Qaabilsanaa dhibaataynta Shacabka ku nool Muqdisho. Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa …