Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025 admin
Sawirka maanta “Waa reer Wardhiigleey oo iyaga oo ku sugan Radiyo Muqdisho u wada dabaal degaya guushii tartan cilmiyeedka uu qabtay Radiyo Muqdisho ee degmada Wardhiigleey ku guulaystay. Waxaqabadkii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa waxa ka mid ahaa …

16th May 2025 admin
Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya Waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday In berri oo Axad ah ay tahay Ciid, bishana laga arkay gobollo badan oo Dalkeenna ka mid ah.…

16th May 2025 admin
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday inay berri ay tahay maalin ciid ah, kadib markii laga arkay bisha Shawaal boqortoyada Sacudi Carabiya iyo wadamo kale oo khaliijka ka tirsan. Maxkamada sare ee boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa hore uga codsatay shacabka …

16th May 2025 admin
Deeqdan oo ah dhar loogu talo galay in maalinta ciidda ay ku ciiidaan qoysaska danta yar ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa ka timid Jaaliyadda reer Jubaland ee Mareeykanka, gaarka ahaan Mineapolis. Dharkan oo ahaa hal labis oo dhameystiran oo …