Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Garsoorka dalka gaar ahaan kuwa ka jira magaalad Muqdisho ayaa ka jira dulmi loo geesto dadka danbiyada soo galla. Waxaa xabsiga dhexe laga soo daayey dad u xirnaa lacago lagu lahaa oo aad u yar; tusaale ahaan, qof ayaa lacag …

17th May 2025 admin
Siyaasiyiinta beelaha Hargeeysa ayaa maalmahan shaqo ka dhigtay qudbadii Madaxweene Farmaajo. Waxaase aad ayaan darro u ah in dadkaas ay siyaasiyiin u yihiin beel dhan. Faysal Cali Waraabe ayaa ku tilmaamay Farmaajo inuu yahay nin seediyadii la deggan oo uu …

17th May 2025 admin
Markab dhawaan la sheegay inuu ku qarxay xeebaha gobolka Bari ayaan illaa iyo haddeer wax war ah laga heen oo ay ka mid yihiin markabka waxa uu ahaa? Sababta dhalisay inuu qarxo? In markabka la sheegayo ay saarnaayeen waxyaabo halis …

17th May 2025 admin
Baaq Ay Si Wadajir Ah U Soo Saareen Qurba-jooga,Xildhibaanada,iyo Isimada Dhulbahante Hoos ka akhriso qoraalka…