Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th January 2025  admin  

Faysal cali Waraabe “Maanta ayaan  aqoonsigii Somaliland inoogu  dhow yahay”.   Mar haday ina taageereen Carab iyo Hindi https://youtu.be/XyN2kq7u9UM …

20th January 2025  admin  

Siciid Cali Muuse,   Gobolkii Badhan oo markii aad sanadkii hore  sanaadiiqda diiwaan gelinta SNM keentay dagaalka ay dadku ku dhinteen ka dhacay     liiska hoose  kama muuqdee ma xiliga  duulaanka SNM  ay beesha  Warsangeli ku  soo qaadaan oo aad Ubaxa iyo …

20th January 2025  admin  

Beesha uu ka soo jeedo Daahir Amiin Jeesoow ma mar labaad ayeey Xildhibaan u soo doorteen. Daahir Amiin jeesoow  oo ah xildhiban ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee Hawiye,  ayaa afartii sano ee  uu ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee  …

20th January 2025  admin  

Somaliland 200 kun ayaan ugu deeqnay, Sool , Sanaag iyo Cayna 100 kun oo doolar,ayaan ugu deeqnay. Hadaba su’aasha mudan in la waydiiyo Gudiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha Soomaaliya ayaa waxay tahay cidda ay u yaqaaniin Somaliland iyo  cidda …