27th July 2024  admin  Category :

Shiicada dalka Iiraan iyo ganacsatada Muqdisho ayaa  xiriirkii Ganacsi ay wada  lahaayeen kor u kacay sanadahan.

Warbaahinta Iran waxay sheegtay in xiriirka ganacsi ee dalkaasi la leeyahay Muqdisho  uu kor u kacay, qarashka ganacsiga Iran usoo dirto Muqdisho  waxaa uu gaaray $30Million.

Labo sano gudahood ayaa kharashka ay Iran ka hesho badeecada ay usoo dhoofiso Muqdisho , waxaa ku siyaasday $8Million.

Iran ayaa Muqdisho u  usoo dhoofisa ,Bambooyin, argagixisnimo iyo taageerida Budhcad badeeda Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*