26th April 2024  admin  Category :

Wareegto ka soo baxday dawladda Puntland, ayaa Dr.Caalim Axmed Faatax oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu aqoonta  iyo  khibradda badan, in badana xilal heer sare ah ka soo qabtay dawladda Maraykanka ayaa loo magcaabay gudoomiyaha Jaamacadda Maakhir

Dr Caalin,  Phd  ayuu cilmiga Chemistry ku qaatay:
1. Jaamacada dhawr ah oo Maraykan ah buu bare sare ka ahaa.
2. Text books jaamacadaha adduunka laga dhigo (international student edition) ayuu chater-ra ka qoray.
3. Shirkada badan oo maraykan ah ayuu  ka soo shaqeeyay.
4. Alifay, soona saaray wax yaala aan horay u jirin, sida xabagta ama koolada waraaqaha lagu dhejo oo ah mid aan sun lahayn xagga caafimaadka, horena aan u jiri jirin Maraykan iwm.

http://www.skyscrapercity.com/showthread.php?t=1505271

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*