Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furitaanka kalfadhiga ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in laamaha kala duwan ee dowladda ay si wada …

18th May 2025 admin
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la wareegtay qalabka lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya, iyadoo la bilaabay xiritaanka qalabkan oo lagu maamuli doono hawada Soomaaliya. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed C/llaahi Oomaar iyon Maareeyaha Guud ee …

18th May 2025 admin
Mooryaantii Muqdisho 1991 dadka ku dilay oo ku dhex aasay guryahooda , ka dibna sheegtay guryihii ay Maydadka ku dhex xabaaleen inay iyagu gaar u leeyihiin oo aroosyada gawaaridii la bililiqaystay lagu galbinayo ku dhex qabsanayey guryahaas caruurna ku dhalayey …

18th May 2025 admin
Akhriso Go’aamadii kasoo Baxay Shirarkii Wadatashi ee Beelaha Dishiishe uga Socday Magaalada Bosaaso. Halkan Hoose ka Akhriso Go”aamadii kasoo baxay Shirkii Beelaha Dishiishe uga socday Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. …