![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/07/beerta-nabada-5-624x416.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Mooryaantii Muqdisho 1991 dadka ku dilay oo ku dhex aasay guryahooda , ka dibna sheegtay guryihii ay Maydadka ku dhex xabaaleen inay iyagu gaar u leeyihiin oo aroosyada gawaaridii la bililiqaystay lagu galbinayo ku dhex qabsanayey guryahaas caruurna ku dhalayey dhowr iyo labaatan sano , miyaa marmarsiiyo aan xishood lahayn waayaya inaay si indho adeega ku sheegtaan hantidii Qaranka iyo midkii gaarka loo lahaa oo ay horay u bililiqaysteen.