Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Muslim ayaad  tahay, waxaad  u wadataa Jaakad, Shaati iyo Garan, waa lagu katiinadeenayaa oo lagu baarayaa. Nin Muslim ah, oo ku sugan London,  ayaa isaga oo ku  ordaya salaada Jimacaha oo wata dhowr shey inta la istaajiyey oo la katiinadeeyey  …

18th May 2025  admin  

Nimankii Marabida ahaa ee  Sanaadiiqda doorashada beelaha Isaaq sida tuugnimada iyo dhuumashada   ah ku soo gelin jiray gobolka Sanaag ayaa maanta kala taageeraya labadan dumarka ah https://youtu.be/ebI3clsdeEQ …

18th May 2025  admin  

Intabadan Xarumaha Ganacsiga ee Magaalada Boosaso Ayaa Maanta Xiran,iyadoona Ciidamada Amaanku Ay Xireen Qaar Kamid Ah Goobaha Ganacsiga. Ganacsatada ayaa Sameeyay Gadood ay Ku Joojiyeen Dhamaan Shaqooyinkoodii, Waxeyna Ka Cabanayaan Canshuur Dheeraad ah Oo Dowladdu Ku Soo Rogtay. Waxey sheegayan …

18th May 2025  admin  

Ciidanka Dowladda Puntland Oo Burburiyey Fariisimadii Alshabaab ee Galgala. Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland Cabdi Axmed Xaashi, ayaa sheegay in saacadihii ugu dambeeyey ciidanka Puntland ay dileen 20 katirsan kooxda Alshabaab ayna qabsadeen fariisimo muhiim ah iyo agab ay lahayd …