25th September 2023  admin  Category :

Muslim ayaad  tahay, waxaad  u wadataa Jaakad, Shaati iyo Garan, waa lagu katiinadeenayaa oo lagu baarayaa. Nin Muslim ah, oo ku sugan London,  ayaa isaga oo ku  ordaya salaada Jimacaha oo wata dhowr shey inta la istaajiyey oo la katiinadeeyey  la baaray,  sababtoo ah isaga oo Muslim ayuu gashanaa dhowr shay

رجل مسلم في طريقه الى صلاة الجمعة في #لندن فوقفته الشرطة، كبل يديه وتم تفتيشه لأنه كان يرتدي ملابس كثيرة جدا!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*