Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Sawirkii ugu danbeeyey ee jidka Barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo. Jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo ayaa maanata maraya Faras magaalaha magaalada Cawsane( Downtown Cowsane), ee degmada Badhan gobolka Sanaag. Maanta gaariga ka soo baxa Garoonka diyaaradaha …

22nd September 2024  admin  

Wasiir Puntland ah oo degmadii uu ka soo jeeday sadex gaari eex u siiyey. Hay’adda caalamiga ah ee Save the Children, ayaa gawaari caafimaad ugu deeqday maamulka Puntland. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dawladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke, oo ka soo jeeda …

22nd September 2024  admin  

Xoolo iyo raashin ka garsiiyey Shaqaalaha jidka barkaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo Ururka Haweenka ee Fatxul Khayr ayaa shaqaalaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo ugu deeqay 15 neef oo adhi ah , Timir, Khudaar , iyo Sharaab, taasoo ay uga jeedaan dhiirri …

22nd September 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Cabdixakiim wahaabi oo ku geeriyooday Hargaysa Innaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Ilaahay ha u Naxariisto C/xakiim Wahaabi oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey , ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan allah ha ka siiyo . Aamiin. …