Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st January 2025  admin  

Labaatanka dal ee Aduunka ugu amniga Badan,  ayaa Ruwanda oo shalay inala mid ahayd  numberka Sagaalaad ka  soo +gashay . Warbixintan ay soo saartay World Economic Forum, ayaa waxay sheegaysaa in dalka Ruwaanka uu ka amni fiican yahay Portugaal iyo …

21st January 2025  admin  

Madaxda Soomaaliyeed oo  iyagu is casumaya iyo Caalamka oo caruurtii Soomaaliyeed u qaaraamaya. Maalintii Jimcaha ee bisha  afraad ahayd afar iyo tobanka ee sanadka 2017,  oo inta badan caalamka reer galbeedku aan   maalintaa   la shaqo tegin, oo shaqooyinku fasax ahaayeen …

21st January 2025  admin  

Daawo Jabhad Habarjeclo ah  oo reer Guuraa ka soo jeeda beesha Dhulbahante u khudbadeenaya. “Dhulbahantoow  caqli kuma kala joogtaan iyo xikmad aad idinku leedihiin ee waxa idin ku dhex jira oo idin kala ilaalinaya waa Isaaq. sidaa waxa yiri jabhad …

21st January 2025  admin  

Mahdi Bashiir iyo Axmed Figle ayaa inta la soo dilay la dhigay Xeebta Durduri ee gobolka Sanaag Labo nin oo mayd ah, oo magacyadooda la kala yiraahdo Mahdi Bashiir xirsi oo kasoo jeeda Gobolka Mudug iyo Axmed Figle oo kasoo …