Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Dagaal oogayaasha ay Sahra Halgan iyo Biixi ka nool yihiin, qaarkoodna xaafadaha Gargaysa loogu magac daray waa Mujaahidiin, maaha wax caruur imtixaan looga qaadee yeena soo gelin gobolada Sanaag iyo Hayland …

1st October 2024  admin  

Maleeshiyaadka reer Garowe ee wax badan kaga dayda kuwa Muqdisho ku sugan , oo sida reer Muqdisho gaar isu siiya caasimadda Puntland ayaa caawa isku dayey inay dilaan Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka Puntland oo u ololeeya in doorasho Qof …

1st October 2024  admin  

Xiisadda Baraawe oo haraysay kulankii Golaha Shacabka Kulan uu maanta Muqdisho ku yeeshay baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa hareeyay doodo la xiriira dagaal dhawaan magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ku dhex maray ciidamada militariga Soomaaliya iyo ciidamada daraawiishta ee maamulka …

1st October 2024  admin  

150 kun Neef oo Ari ah oo ay qaadayaan 8 Doonyood iyo 2 Markab ayaa caawa ka dhoofay Dekedda magaalada Boosaaso, waxaana kormeeray Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha DPL Maxamed Cabdulaahi Libaaxe. …