27th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland Maxamuud Caydiid ayaa kormeer ku tegay dekeda Boosaaso xili laga dhoofinaayo ku dhawaad 70.000 oo Ari ah.kuwaas oo ku wajahan dalalka Sacuudi carabiya. Cuman iyo Yemen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*