Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

jidka Ceel daahir oo fursad fiican ayuu ka helayaa dawladda soo socota Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya soo maray sida Sheekh Shariif iyo Xasan Culusoow, ayaa marka ay kaalmo ka helaan ama balan qaad soo helaan dalalka dibadda,  waxay sheegi jireen …

22nd September 2024  admin  

Wasaaradaha iyo shaqaalaha hay’adaha dowlada Jubaland oo lagu amaray dhowrista saacadaha shaqada(wareegto) Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka koobaad ee dowlad goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo nuqul kamid ah la soo gaadhsiiyay warbaahinta Dhanaan Media ayaa lagu amrayaa dhamaab …

22nd September 2024  admin  

Aaranjaan oo afka furay Wasiirkii Hore ee Maaliyada Puntland oo Sheegay in Puntland Hogaan Cusub & wada Tashi u baahantahay (FAALLO) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ahna hogaamiyaha Kooxda Aaarnjaan …

22nd September 2024  admin  

Aran jaan oo doonaya in Siyaasiga beesha Warsangeli Moohin laga keeno. Kooxda Aran Jaan oo ka amar qaata Qoyska reer Faroole, oo dhibka iyo khal khalka siyaasadeed ay ku hayaan maamulka Puntland iyo hogaankeeda uu   la mid tahay  argagixiosada Alshabaab …