Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Daawo gacan ku dhiiglayaashii Boosaaso ku dilay Taliye Jamac saxardiid iyo madaxdii kale ee Puntland. https://youtu.be/6lvA_0mGH1E…

22nd September 2024  admin  

566 Views Mudanayaasha Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre anayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi …

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Isbitaalka National oo Dhowaan Laga Hirgeliyey Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta  28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso.…

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Kaydka Shidaalka Diyaarada ha ee shirka ‘’DS Aviation Fuel Company’’. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 …