Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay xilkii u horeeyay ee xafiiskiisa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee isugu jirta xil ka qaadis iyo magacaabis, iyadoo xilka uu ka qaaday Xoghayihii Joogtada ee Xafiiska …

22nd September 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG,  waxay  tacsi tiiraanyo leh  u dirayaan Qoyskiii gaar ahaan Adeer Mohamed Abdulahi Muuse iyo Eedo Amino Axmed Cali oo wiilkoodii Allah ha u naxariistee  Abdirisaaq Mohamed Abdullahi Caawa lagu dilay Degmada Buraan ee gobolka Hayland..  Marxuumka waxaan Allah  …

22nd September 2024  admin  

Xarun lagu dhaqan celin doono dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab oo laga furay Kismaayo(SAWIRRO+VIDEO) March 3, 2017   //   admin1   //   News864 Views Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgeliyay xarun lagu dhaqan celinayo dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab.Xaruntan oo ah tii afraad ee …

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Kuxigeenka  Puntland Iyo Madaxweynaha DFS oo  Kulan Kuyeeshay Muqdisho Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxweynaha DFS Mudane. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kulanka Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland iyo Madaxweynaha DFS …