Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Faroole, Maxamed Cabdirisaaq, Cali Xaaji, Siciid cabdulaahi Deni oo ka soo wada jeeda Puntland,  mid kasta oo ka mid ah a wuxuu bixiyey 30 kun oo doolar markii uu  isu diiwaan gelinayey  musharaxa  Madaxweynaha Soomaaliya . Qaarkood …

23rd September 2024  admin  

Hoos ka daawo fariinta uu siyaasi Siciid Urcad u diray dawladda cusub …

23rd September 2024  admin  

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Shir Jaraaid uu qabtay Arimo Badan kaga hadlay Garaad Saleebaan Garaad maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante ayaa shir jaraaid qabtay,  islamarkaana qodobo laga soo saaray ayaa ka hadlay arimo badan oo …

23rd September 2024  admin  

Xooghayntii gaarka ahayd ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo sheegtay haddii ay Villa Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan tahay  iyo haddii ay guriga Morgan ee Hargaysa joogtaba inay ka shaqaynayso danta SNM.  Xooghaya madaxweynaha Soomaaliya ee lagu magcaabo Nimco …