Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Dhalinyaro lacag u dirtay  degaanada Shimbiraale, Biyo Guduud iyo Dhabar dalool oo ka mid ah gobolka Sanaag Dhowr dhalinyaro oo ka soo jeeda Maakhir,    oo dhowaan soo galay magaalada Toronto ee  dalka Canada ayaa lacag gaarayasa 1000 doolar u diray …

23rd September 2024  admin  

Ganacsatada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirif ee ku sugan Boosaaso ayaa 8000 kun oo doolar ugu deeqay Guddiga abaaraha Puntland   …

23rd September 2024  admin  

Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaarta oo soo bandhigay  Qiimaayn ay ku sameeyeen Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqay Gobolada dalka ee ay Abaartu ka dilaacday. Gobolada dalka ee ay Macalushu ka dilaacday ayaa kala ah: Gobolka Sanaag Gobolka …

23rd September 2024  admin  

Shamsudiin Makawi oo deeq raashin ah ka qaybiyey Degmada Dhahar …