18th April 2024  admin  Category :

Shirka Ingiriiska LAGU QABANAYO   ma beelaha Hawiyaa ayaa  loo qabanayaa mise Soomaali oo dhan ?  Baarlamaanka Federaalka iyo golaha xukuumada ayaa isku raacay in madaxweynayaasha maamul goboleedyada laga saaro guddiga amniga qaranka, halka dhalinyaro hal beel ka soo wada jeedana ay u magcaabeen Guddiga qaban qaabada shirka London. Wasiiradda, wasiiro ku xigeenada, Wasiirul dawlayaasha, Agaasimayaasha wasaaradaha shirkan u qaabilsan iyagu maxay qabanayaan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*