Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland, Kulanka ayaa ku saabsanaa dardargelin shaqo iyadoo Madaxweynuhu uu warbixin ka dhegaystay Golaha Garsoorka iyo Saraakiisha laamaha Amniga. …

30th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi u saaray dagaalka beelaha Hawiye iyo Raxanweyn uddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe …

30th September 2024  admin  

Madaxweynah Ruushka oo xaqiijiyey in uu hubka nukleerka gaarsiiyey dal aan loo ogoleyn Ruushku wuxuu Belarus u daabulay qaybtii u horreysay ee hubka xeeladda ee nukleerka, ayuu yiri Putin. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa madal ka sheegay in hubkan la …

30th September 2024  admin  

Weerar ay ku dhinteen 37 qof oo ka dhacay Uganda Mintidiin xiriir la leh kooxda Daacish ayaa 37 arday oo u dhashay Uganda ku gubay galbeedka dalkaasi, waana weerarkii ugu xumaa ee muddo ka badan toban sano ka dhacay Uganda, …