Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Daawo : Siyaasiyiinta Beesha  Raxanweyn oo  ka caraysan hal Wasiir oo  siyaado ah oo la siiyey Beelaha  Hawiye iyo wasiirkii Maaliyadda oo ay sheegeen inay horay  lahaan jireen oo hadda laga qaaday . …

23rd September 2024  admin  

Hal Maqaarka Diidani Dulduleel kama weydo! Tan iyo kolkii lagu dhawaaqay golaha wasiirada waxaa soo baxayay warar sheegaya in xildhibaano uu horkacayo gudoomiyaha baarlamaanku wadaan olole looga soo horjeedo golaha wasiirada ee cusub.Guuxa Jawaari iyo xildhibaanada uu horkacayo waxaa aad …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socdey Bangiga Aduunka (World Bank Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bangiga Aduunka. Madaxweynaha yaa …

23rd September 2024  admin  

Beeshii uu ka soo jeeday Axmed Godane oo mucaaraday  Dawladda Cusub. Beesha Arab ee  Isaaq oo aan  hal maalin Beel ahaan  u canbaarayn ama umadda Soomaaliyeed ka raali gelin dhibkii, xasuuqii dilkii  uu Axmed Godane, oo ka soo jeeda beeshoda   …