Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Siyaasdda cusub ee shirarka Carabta ” kolay hurdo dayn maysaane Barkimooyinkiina horay u soo qaata” …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo …

24th September 2024  admin  

Turkiga ayaa xilligan kaalmada ugu badan siiya  magaakada Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Labada dhinac ayaa isla soo qaaday xoojinta …

24th September 2024  admin  

Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland kuna saabsan Magcaabis Agaasime Guud, Kuxigeen Agaasime Guud  iyo Agaasime Waaxeedyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  …