Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Maxaa laga ogyahay ninka xildhibaanku dhalay ee ku eedeysayn dilka gabdhaha Soomaaliyeed? Gabdhihii saaxiibbada ahaa ee habeenkii Jimcihii ku dhintay shil gaari ayaa maanta lagu aasi doonaa magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waxaa aaskooda ka qeyb geli …

30th September 2024  admin  

Imaaraadka iyo Qatar oo dib u furay safaaradaha kadib sanado xiisad ah Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa Isniinta maanta ah ku dhowaaqay dib u furista safaaradaha ay ku kala leeyihiin labada dal, lix sano kadib markii uu go’ay xiriirkooda. Labadan …

30th September 2024  admin  

Siyaasigii ugu daacadsanaa koonfurta Soomaaliya ayaa xilka laga qaaday Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Xil ka qaadista ayaa lagu shaaciyay wareegto uu ku …

30th September 2024  admin  

Ajandaha Rasmiga ah Ee Kalfadhiga 52-aad Ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. …