Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Wakiilka Ethiopia uqaabilsan urur goboleedka IGAD Gen.Gabre Heard ayaa madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku eedeeyay inuu ixtiraam daro umuujiyay ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo booqashadii madaxweynuhu ku tagay magaalada Baydhabo dhowr beri kahor.General Gabre wax faahfaahin ah …

24th September 2024  admin  

Daawo Xildhibaanada ka soo jeeda Beesha Hawiye ee Mooshinka ka keenay in Soomaaliya aan loo samayn  Ciidan isku dhaf ah oo laga keeno dhamaan gobolada Soomaaliya , iyaga oo ku doodaya in  maleeshiyaadka Muqdisho iyo Jowhar joogta inayay yihiin Ciidankii …

24th September 2024  admin  

Dad qalatooyin dad badan ku dili lahaa Boosaaso ayaa la qabtay Ciidamada Sirdoonka iyo kuwa PMPF ee ka howgalla Magaalada Bosaaso ayaa ka hortegay Baabuur laga soo buuxiyey Walxaha Qarxa,kaas oo Lala damacsanaa in Lagu Xasuuqo Boqolaal Qof oo aan …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo caawa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa Turkiga. Booqashada Madaxweynaha ayaa …