Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Daawo muuqaalka soo dhowayntii madaxweyne Farmajo ee dalka Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa galabta ku kulmay Qasriga Madaxtooyada ee ku yaalla magaalada Ankara. Madaxweyne Erdogan ayaa si laab furan ah u soo …

25th September 2024  admin  

Farmaajo oo xil kale u magcaabay Beeshii Xasan Culusoow .  Beesha Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Culusoow , oo dhowaan beeshiisa  loo magcaabay  maareeyayaasha Dekeddda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa loogu daray maareeyaha Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista …

25th September 2024  admin  

Taliska Qeybta Ee Booliiska Gobolka Bari oo Bandhigay Qaraxyadii Xalay la Qabtay iyo Ragii Watay Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ayaa magaaladda Bosaso ku soo Bandhigay 5 nin oo La sheegay iney wateen waxyaabaha Qarxa islamarkaana ay gacanta ku …

25th September 2024  admin  

Wuxuu ku casheeyey $815, Baqshiishna wuxuu u bixiyey $5000 Gregg Popovich, oo ah Tababaraha kooxda San Antonio Spurs ee  Kubadda Kolayga a ee dalka Maraykanka  oo ah tabaraha ugu waqtiga dheer kooxaha Kubadda kolayga ee ka dhisan  dalka Maraykanka( NBA). …