28th March 2024  admin  Category :

Maxkamadda ciidamada Qalabka sia ee Puntland oo toogatay 7 qof oo ah Argagixiso

Maxkamadda Ciidamada Puntland  ayaa dil ku fulisay Shan Dhalinyaro oo maxkamadu hore ugu heshay inay ka dambeeyeen dilal qorshaysan oo lagu khaarijiyay masuuliyiin ka tirsanaa dowladda Puntland dhamaadkii sanadkii hore.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*