Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Labadan jilaa oo saaxiib ahaa oo Cudur isku mid ah iyo malin isku mid ah wada dhintay Labo ka mid ah jilayaasha ugu caansanaa  filimada Hindida ayaa waxay u dhinteen Cudurka Kansarka, maalinta Bisha April ahayd 27. Jilaagii Filmida Hindida …

25th September 2024  admin  

DEPERANI SHOW DOOD KU SAABSAN FEDERAALISIMKA …

25th September 2024  admin  

Maamulada Hirshabeelle iyo  Galmudug ma hayaan jidkii federaalka iyo nidaam dawladeed lagu gaari lahaa. Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa soo saartay War Murtiyeed Ku saabsan Wada hadalada Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War murtiyeedka oo dhamees tiran Hoos ka Aqriso:…

25th September 2024  admin  

Daawo siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya macno darada ay ka doodayaan halka umaddii ay magacooda ku joogeen baarlamaanka  Soomaaliya  ay haraad iyo gaajo ugu dhimanayaan wadooyinka . Daawo hooyo Soomaaliyeed oo todoba caruur ah oo ay dhashay mid mid u aastay iyada …