Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo yaa u sii raacay safarkii uu ku aaday  Dalka Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo, safarkii uu ku aaday dhowaan Dalka Turkiga  oo mashaariic  ka wada  Magaalada Muqdisho waxa ku weheliyey. Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya  Yuusuf Garaad,  oo …

25th September 2024  admin  

Beelaha Muqdisho oo Codsaday in labada Xil ee labada wiil oo Walaaluhu hayaan beelaha kale ee Hawiye xilalkan  mid la siiyo. Labada Wiil uu dhalay Macalinkii  hore ee beelaha Mudulood Macalin nuur Maxamed Siyaad, oo ay labadiisa wiil ka  hayaan …

25th September 2024  admin  

Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay meelo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya. Muuqaaladan hoose ayaa ka mid ah dhulka uu roobka ka da’ay. Allsanaag.com…

25th September 2024  admin  

Daawo Allah ha u naxariistee  Sheikh Ja’far Abdulrahman oo ka soo jeeda dalka Indonesiya, isaga oo aayadaha Surah Al Mulk akhrinaya geeriyooday https://youtu.be/yWMYv3hfEWc   …