Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Daawo roobkii Gu;ga oo ka day  Dhahar, Sool. Xingalool , Xadeed Waaciye, Sheerbi iyo Xidda Xaquuqda Muuqaalka Maxamed Xuseen Aadan   …

25th September 2024  admin  

Sheikh Said Ali – Wadaadkii Reer Syriya ee Night Club tegay   …

25th September 2024  admin  

Soomaali 1960 ayeey midoobeen maanta meesha ay Caalamka ka  joogaan waa la wada ogyahay . Imaaraadku 1972 ayeey midoobeen iyaga oo Kaluun iyo Xoolo toona  haysan maanta Caalamku waa u soo daawasho tagaan horumarka ay gaareen . Halkii Duulimaad oo …

25th September 2024  admin  

Dhagayso_ Gud. degmada Badhan mudane C_risaaq oo waraysi Golaha1960 uu siiyey uga hadlay Mashaariicda Horumarinta ee ay dawladda Puntland ka wado gobolka & Abaartii jirtay _ Waraysigan uu Maayarku siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay …