Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Cudurka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay magaalada dhahar. Seddex carruur oo wallaalo ah ayaa u geeriyooday cudurka, meesha dad kale oo badanna uu saameeyey xanuunkaas. Isbitaalka dhahar ayaa xaaladaas la taacalaya waqtigan. Isbitaalka ayaa u baahan waqtigan daawooyin ay kulla …

25th September 2024  admin  

HAGIYO SAHAL ma ku wada shaqayn doonaan dalka Ingiriiska.   Safiirkii  ugi  horeeya ee Ra/isawasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad , ay isku raaceen uu  noqon doono safiirka Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Ingiriiska, …

25th September 2024  admin  

Khudbadihii madaxdu ka jeediyeen xafladii soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Gaas ” “Waxaan ku raacsanahay Maryan Mursal oo waxaan lee ahay dhamaanteen waan wada Farmaajeysanahay, waxaan leenahay farmaajo noo wada geeya. https://youtu.be/OOtiHXGUIfU…

25th September 2024  admin  

Daawo Gudoomiyaha arimaha bulshada iyo  wacyi gelinta maamulka SNM. Daawo Xasan Cawaale oo ku jira jaamacaddii  waalida ee  ay ka soo qalin jabiteen Faysal cali Waraabe , Cabdi waraabe iyo Dheeg Waraabe  …