Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Aamina “Xadhigle” Maxamed Cabdulaah, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag,   ayaa wasaaraddii caafimaadka oo ay howl fiican ka haysay inta  laga bedelay waxa   loo bedelay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada. Sababta …

25th September 2024  admin  

Labo wiil, oo ka soo  jeeda beesha Murursade, ee Hawiye  ayaa maanta labo xil loo kala  magcaabay, ka dib markii Xasan Xaad balan qaday inuu dawladda la shaqaynayo C/fataax Ibraahim Cumar Shaaweye, oo ka soo jeeda beesha Murursade  ayaa loo …

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed iyo wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa …

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 06 June 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland, kaas oo laga hirgeliyey dhismaheeda Caasimada Garoowe. Xadhig jarka dhismaha Wasaaradda ayaa waxaa madaxweynaha kuwehelinayey …