Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th September 2024  admin  

Isimo taageeray wada hadalka u socda Cali Khaliif iyo Faysal Cali waraabe Garaad Jaamac Garaad cali oo maanta saxaafada la hadlayay ayaa markale ku celiyay inuu taageersanyahay cali khaliif iyo wada-hadalada uu kula jiro maamulka somaliland …

26th September 2024  admin  

General Saciid Dheere, oo ah Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay ” Argagixisadu sida ay u badan yihiin inay ka yimaadaan Koonfurta Soomaaliya oo ay soo maraan  degaanada beesha Isaaq degto  ee Waqooyi galbeed , marka ay doonayaan inay …

26th September 2024  admin  

Shariif Xasan  oo qaaday jidkii Gaas iyo Siilaanyo,  oo  isaguna doonaya inuu  xaafaddisa Baraawe  ku wareejiyo DP World…

26th September 2024  admin  

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa sheegay shacabka Puntland inay ka dharagsan yihiin khasaarihii ka dhashay weerarkii maleyshiayda Alshabab ka geysteen saldhiga Af-urur ee Galgala. http://www.allidamaale.com/dhagayso-afhayeenka-isimada-puntland-muxuu-kayiri-dagaalkii-af-urur/…