Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan iyo farxadda ciidda awgeed waxa uu cafis ugu fidiyey 119 maxaabiis ah oo ku xidhnaa xabsiyada waa weyn ee Garoowe, Boosaaso iyo Qardho …

27th September 2024  admin  

DOOD WADAAG Q3AAD/ WASIIRADII HORE PUNTLAND IYO GUDOOMIYAYAASHA JA’LIYADAHA YURUB IYO N/AMEERIKA EE P/LAND IYO J/LAND OO DOOD KULUL KA YEESHAY AMNIGA P/AND IYO HEERKA UU MARAYO WAKHTIGAN Doodan oo ay ka qayb  galeen  W/hore ee wasaarada beeraha Puntland Maxamud …

27th September 2024  admin  

Maxamed Yuusuf Aw Libaax oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Maamulka Jubbaland ayaa caawa fiidkii u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waabari. Allaha u naxariistee Aw Libaax ayaa qaraxaas ka …

27th September 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiiradda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amaanka, Doorashooyinka Puntland, Dastuurka DFS iyo Arrimo Kale.   …