27th April 2024  admin  Category :

 

Gaas oo Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso dib uga laabtay,Kuna Laabtay Garoowe oo uu Saacado ka hor ka Yimid

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Garowe dib ugu soo laabtay ,ka dib safar saacado qaatay oo uu Ku tagay Magaalada boosaaso oo banaan bax iyo isku dhac ciidan oo dhawac sababay ay ka dhaceen gelinkii hore ee maanta.

Madaxwayne Gaas gudaha magalada uma uusan galin wuxuuna ka soo laabtay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso,isagoona xariga jaray xafiiska tayo dhowrka Puntland (Quality control) oo aan horay Puntland uga jirin.

Dhanka kale madaxwaynuhu kama hadlin is rasaasaynta uu Ku dhaawacmay taliyaha ciidan ka dekada Bosaaso iyo 4-askari oo kale.

Sawirka Mohamed Muse Tarsan.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*