Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Sawirka maanta “Waa reer Wardhiigleey oo iyaga oo ku sugan Radiyo Muqdisho u wada   dabaal degaya guushii tartan cilmiyeedka uu qabtay Radiyo Muqdisho ee degmada Wardhiigleey ku guulaystay. Waxaqabadkii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa waxa  ka mid ahaa   …

27th September 2024  admin  

Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya Waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday In berri oo Axad ah   ay tahay Ciid,   bishana  laga arkay gobollo badan oo Dalkeenna ka mid ah.…

27th September 2024  admin  

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday inay berri ay tahay maalin ciid ah,  kadib markii laga arkay bisha  Shawaal boqortoyada Sacudi Carabiya iyo wadamo kale oo khaliijka ka tirsan. Maxkamada sare ee boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa hore uga codsatay shacabka …

27th September 2024  admin  

Deeqdan oo ah dhar loogu talo galay in maalinta ciidda ay ku ciiidaan qoysaska danta yar ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa ka timid Jaaliyadda reer Jubaland ee Mareeykanka, gaarka ahaan Mineapolis. Dharkan oo ahaa hal labis oo dhameystiran oo …